Kalluun aad loo jecel yahay oo digniin culus laga soo saaray isticmaalkiisa (Daawo Sawirro)

Maamulka magaalada Gamagori ee bartamaha Japan ayaa dadka uga digayn inay ka fogaadaan kalluunkan sumeysan iyo waxyaabaha astaamihiisa leh. Fariinta dowladda hoose ayaa lagu faafiyay cod baahiyeyaal, waxaana la maqashiiyay dadka magaalada ku nool oo dhan. Kalluunkan Fungi loo yaqaano ayaa ah mid aad qaali u ah, aadna loo jecelyahay, waxaana xitaa lagu cunaa ceyriinka … Continue reading Kalluun aad loo jecel yahay oo digniin culus laga soo saaray isticmaalkiisa (Daawo Sawirro)